Saturday, 9 May 2020
Tacsi Tiiraany leh (AUN Ciyaaryahan Gaatamoow)
Inaa lilaahi Wa Inaa Ileeyhi Raajicuun, Dhamaan Maamuulka Macalimiinta Ciyaartooy iyo Taageerayaasha Ee Kooxda Xalane Football Club iyo Akadeemiyada Aadami Sports Waxaa ay tacsi tiiraanyo u leh u diraayaan dhamaan Bahweynta isboortiska Soomaaliyeed iyo qaas ahaan ehelkii iyo asxaabtii uu ka baxay Ciyaaryahan Cabdiwali Colaad Qanyare Gaatamoow.
Waxaan leenahay samir iyo iimaan aan la soo koobi karin allaha naga siiyo marxuumka janatul firdowsana allaha ka waraabiyo.
W/Q Maxamed Aadan Isxaaq
Subscribe to:
Posts (Atom)